Wararka
Daawo: Odoyaasha deegaanka walaween oo maamulka gobolka shabeelaha hoose ka dalbaday in uu wax ka qabto dagaalada ku soo laalaabtay deegankaasi.
Odoyaasha deegaanka walaween oo warbaahinta la hadlay ayaa maamulka gobolka shabeelaha hoose ka dalbaday in uu wax ka qabto dagaalada ku soo laalaabtay deegankaasi.
odoyaasha ayaa ku baaqay in nabada la qaato oo colaada laga tago. waxaa ay booriyeen dadaalka uu wado madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed C/Asis Xassan Maxamed Lafta Gareen.