Wararka
Wasiirka cadaaladda oo furay shir looga hadlayo la dagaalanka Musuq maasuqa.
Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo la dagaalanka Musuq maasuqa.
wasir Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahiyay habka ay hay’addaha dowlada iyo kuwa gaarka ah ugu shaqayn karaan musuqa iyo sida ay dowlada xooga u saarayso Barnaamijka ka ladagaalanka musuq maasuqa.