Wararka
Hab cusub oo lagu soo kordhiyay waxbarashada fogaan darsiga.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta waxbarashada fogaan darsiga oo lagu xoojinayo waxbarashada ardayda soomaaliyeed.
Habka fogaan dariska waxa uu qeyb muhiim ah ka qadanayaa horumarinta Waxbarashada ardayda soomaliyeed , in waalidka ku koontaroolaan carruurta Waxbarashada xiliga nasashada iyo haddii cuduro halis ah yimaado sida Covid-19.
Waxaa kormeerka igu wahelinayey wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada iyo Agasimaha guud ee wasaaradda waxabarashadda.