Wararka

Ra’iisul wasaaraha dalka oo furay Shirweynaha 3-aad ee xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya maxamed Xussen Roble ayaa furay Shirweynaha 3-aad ee xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed.

Ra’isal wasaaraha ayaa tilmaamay baahiyaha ay shacabka soomaaliyeed u qabaan garsoor iyo caddaaladda. sidoo kale ra’isal wasaaraha ayaa  sheegay in ay muhiim tahay in laga faa’ideyso odoyaasha dhaqanka madama ay qibrad u leeyihiin xalinta khilaafadka.

Ra’isal wasaare Maxamed Xussen Roble ayaa hoosta ka xariiqay in ay waajib tahay in ay wada shaqeyn yeeshaan xubnaha garsoorka ee heer federaal iyo heer Dowlad goboleed.

Ugu denbeyntii Ra’isal wasaaraha dalka ayaa Xeer Illaaliyaha guud iyo Guddoomiyaha maxkamadda Sare ku wargaliyay in ay muhiim tahay in ay kor u qadaan tayada iyo aqoonta garsooreyaasha isagana wixii tabar ah uu diyaar ula yahay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close