Wararka

Sheekh Muuse Macallim Axmed “dowlada soomaaliyeed waxaan ugu baaqa inaysan cadaawad abuurin”

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed ee qaybta ka ah kulanka maalinka afaraad midowga Musharaxiinta Hotel Jaziira ugu socda ayaa ku baaqay in lawada ilaaliyo Sharciga umadda ay heshiiska ku tahay ee lagu dhaqmo.

Sheekh Muuse Macallim Axmed ayaa dowlada iyo musharaxiintaba ugu baaqay in ay sharciga wada dhowran oo ay bulshada Soomaaliyeed wada doonayaan wax wada ogol lagu yahay oo wadatashi laga yeeshay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close