Wararka

Musharax Khayre”DOORASHO AAN LAGU HESHIIN DALKAAN KAMA DHICI KARTO”

Ra’isal wasaarihii hore ee dalka ahna musharax Madaxweyne Xassan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo labtay caasimada Muqdisho.

Markii uu Garoondka diyaaradaha ee Aadan cabdulle soo garay ayaa waxaa soo dhaweeyay boqolaal shacab ah, xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

Musharax Xassan Cali Khayre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ay muhiin tahay in dalka ka dhacdo doorasha ogol lagu wada yahay.

Xassan Cali Khayre waxaa uu masuuliyiinta dowlada ku booriyay in aysan dalka u horseedin qalaaso.

” DOORASHO AAN LAGU HESHIIN DALKAAN KAMA DHICI KARTO, YAAN DALKAAN LOO HORSEEDIN QALALAASE IYO AMNI XUMO” MUSHARAX KHAYRE.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close