Wararka
(DAAWO): Ra’isal wasaaraha dalka oo la dardaarmay Guddiyada Doorashooyinka ee labada heer.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Guddiyada Doorashooyinka muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay guddiyadan ka sugayaan shacabka Soomaaliyeed.