Wararka

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda oo hay’addaha Gar-Garka kala hadlay dar dar galinta taageerada ay Soomaliya u hayaan.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS, Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac) ayaa manta kulan kula qaatay aalada fogaan aragga ah hay’addaha caalamiga ee ka taageera Soomaaliya dhanka horumarinta Caddaaladda.

Hay’adaha wada-shaqeynta kala dhaxeysa Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ayaa ugu hambalyeeyey Wasiirka magacaabista loo magacaabay in uu hogaamiyo bahda Cadaalaada iyo Arrimaha Garaoorka Soomaaliya iyagoo u rajeeyey guul iyo wada-shaqeyn wacan.

Waxaa sidoo kale Wasiirku la wadaagay hay’adaha qorshaho hawleedka u degsan 100-ka maalmood ugu horreeya waxa uu dirradda saari doono taasoo ah helidda adeeg Cadaaladeed oo hufan.

Gebagabada shirka ayaa wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka, Abdikadir Mohamed Nur, uga mahad-celiyey beesha caalamka wada-shaqeynta wanaagsan ay u muujiyeen iyo taageerada ay la garab-taagan yihiin guud ahaan Soomaaliya.Image may contain: 1 person, sitting, screen and indoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, text that says "ZoomMeeting DoelMukerjee Abdirahman Ah.. Adam Shirwa Ja. Amir Mohamed Abdulkadir Moh. Yusuf Hagi Sophie Omoro Ismail Hajji DG. Roelof iPhone rzenenga Abdikadir Ahme. Elin Hilwig, Emb. Srendan Abdullahi Yusuf Mitch Qurat-ul- ain Thomas Vero Geoffroy Paru fahad caddaani Muhuidin Hashi Integrity Coordi.. 2 Ahmed All Aden hamdil abdulahi"Image may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, glasses and textImage may contain: 2 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close