Wararka

Wasirka Waxbarashada oo masuliyinta sar sare ee wasaradda kulan la qaatay.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la qaataay Agaasimeyaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo lataliyaasha Sare ee wasaaradda.

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Marwo Nuuriya Aadan Ciise,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud mudane Axmed Xasan Yuusuf.

Kulanka ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan halka ay marayaan mashaariicda horumarineed ee waxbarashada iyo dardar gelintooda.Image may contain: 2 people, indoorImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table, drink and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close