Wararka
Dhismaha xafiiska saldhiga booliska Dhuusamareeb oo meel wanagsan marayo.

Dhismaha xafiiska saldhiga booliska ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa wali socda iyadoo howlwadeenada ku howlan dhismahaasi ay si dar dar leh ku wadaan dhismaha saldhigaasi.
Taliyaha booliskaqey beybta Guud ee Galmudug sareeye guute Bishaar Abshir Geedi aya faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo dhismaha saldhiga isagoona fariin u diray cid walba oo ka qeyb ka qaadan karto dhismaha saldhigaasi.