Wararka

Ra’isal wasaaraha cusub oo la ansixiyay.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra’isulwasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaana ogolaatay 215-xildhibaan oo ah tirada guud ee Xildhibaanadda kulanka soo xaadiray wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jirin,sida uu sheegay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka shir guddoominayay.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Dhawaan soo magacaabay Ra’isulwasaaraha Cusub isagoo faray in sida ugu dhaqsiyaha badan uu u soo dhiso golihiisa xukuumada.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close