Wararka

Baarlamaanka JFS oo bari lagu wado in ay u codeeyaan Ra’isal wasaaraha Magacaaban.

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

Agendaha kulanka Bari ayaa ku saabsan Hadal Jeedinta Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban ee Mohamed Hussen Roble.

Maalma ka hor ayuu Ra’isal wasaaraha magacaaban Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in ay codka kalsoonida ah siiyaan si uu u guta waajibaadka loo egmaday dalkana ugu bixiyo xaalada kala guurka ah ee uu ku jiro.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close