Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo dayactir ku sameeyay kawaanka ween ee degmada X.weyne.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar ayaa maanta xariga ka jaray kawaanka Hilibka iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne kaasoo dayactir lagu sameeyey.

Munaasabadda Xarig jarka waxaa goobjoog ka ahaa ku- xigeenada Duqa Magaalada Muqdisho Dhinacyada Maaliyadda iyo Howlaha Guud Axmed Xassan Iimaan & Cumar Cali Cabdi, Xildhibaan Khaalid Macoow, Agaasimayaal, Maamulka iyo qaar kamid ah Shacabka Degmada Xamarwayne.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close