Wararka

Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha oo kormeeray mashruuca ballaarinta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle.

Siihayaha Ra’isal wasaaraha dalka Mahdi Mohamed Guuleed Khadar ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka diyaaradaha ee Aden Abdulle waxaa uuna halkaasi kula kulmay Sii hayaha wasiirka gaadiidka cirka iyo saraakiisha garoonka.

Siihayaha Wasiirka gaadiidka ayaa Sihayaha ra’iisal wasaaraha dalka ugu warbixiyay qorsheyaasha ballaarinta iyo horumarinta garoonka oo meel wanaagsan maraya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close