Wararka

Dibadbaxyo markale dib uga curtay Dalka Thailand.

Waxa markale dalka thailand dib uga bilowday bananbaxyo loogaso horjeedo dowlada ayna hor kacayaan Geyfanayaal u dhaqdhaqaaqa Xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyada.

Banaanbaxadan o gilgilay guud ahaan caasimada Thainkland ee Bangkok ayaa daba socda dibadbaxyo kol hore ka dhacay Wadankaasi kuwaas oo lagu dalbanayey isbadal dimuqraadiyadeed .

Dibad Baxyadaan o noqonaya kuwii ugu xoogaana kadib Afgembigii militari ee thailand ka dhacay sanadkii 2014 ayaa muddo hakad ku jiray sababo la xiriira Cabuqa Koronafayras.

Geyfanayasha hogaaminaya banaanbaxayadan ayaa dowlada Thailand u gudbiyey Dalabad ka kooban seddex qodobod kuwaso kala ah in Baarlamanka lakala diro,in La laalo dastuurka ay mililtariga keenen iyo in la ogolaado xoriyada hadalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close