Wararka

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo kulan la qaatay xubnaha mamulka Dagmada Caabudwaaq..

Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi wayeel) oo ay wehlinayaan masuliyiin katirsan wasarada ayaa maanta magalada Caabudwaaq kulan kula qatay xubnaha kala duwan ee mamulka Dagmada Caabudwaaq.

Kulankan oo ahaa mid Diirada lagu sarayay sidii loo dardar galin lahaa howlaha shaqo ee horyala Mamulka Dagmada Wasaraduna ay door keeda oga qadan lahayd ayaa kusoo dhamaday is faham.

Wasaaradda Wasaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug ayaa waddo dadaalla fara badan oo la’iskuugu soo dhaweynaayo dowlad goboleedka iyo dowladaha hoose ee Galmudug.Image may contain: 1 person, sitting and glassesImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close