Wararka

Golaha Shacabka oo kulan leh iyo qodoba ay ka doodayaan maanta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankoodii 26-aad Kalfadhiga 7-aad oo ay soo xaadireen 141 mudane.

Kulanka oo uu shir guddoomiyay Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman ayaa waxaa ku wehlinaayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad cabdiwali ibraahim sheekh muudey iyo mahad cabdalle cawad.

Ajendaha Kulanka Maanta aya ahaa, Akh 1aad ee hinidse sharciyeedka dhowrista maalgashiga iyo maalgashadaha iyo Akh 1aad hashiiska arimaha udhaxeeya turkiya iyo soomaaliya.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, screen and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, living room, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close