Wararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo khudbad ka hor jeediyay Guddiga Jogtada ee golaha aqalka sare.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaa maanta hortagay Xildhibaanada golaha aqalka sare ee Baarlaamanka Soomaaliya waxaa uuna ugu warbixiyay xaalada amaanka dalka iyo qodoba kale oo muhiim ah.

Gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlaamanka Soomaaliya Sanater Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa madaxweyne Axmed Islam kusoo dhaweeyay xarunta golaha Aqalka Sare.

Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa madaxweynaha Jubbaland ku amaanay sida ay uga go’antahay sidii uu door muhiim ah uga qaadan lahaa geedi socodka siyaasadda dalka iyo sidii dalkan ay uga dhici lahayd doorasho la isla ogolyahay oo waqtigeeda ku dhacda.Image may contain: 4 people, people sitting, text that says "HUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA RLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOLAHA UALAA SARE 瘦塑美 HLUPPE AQALKASARE"Image may contain: one or more people and beardImage may contain: 1 person, indoorImage may contain: 1 person, sitting, glasses, beard and indoorImage may contain: 2 people, beardImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close