Wararka
(DAAWO): Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo laga dhagaystay warbixin.
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5aad ee Kalfadhiga 7aad.
Ajedahu kulanka maanta ayaa ahaa Dhageeysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka.
Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Kulanka Shir guddomiyay.