Wararka

Golaha wasiirada KGS oo ka hadlay qodoba dhowr ah.

Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaaliya yaa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaarka dowlad goboleedkaasi.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-
gareen ayaa shir gudoomiyey kulanka oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga, Arimaha gudaha, Cadaalada iyo Haweenka.

Wasiirada Amniga, Arimaha gudaha, Cadaalada, Haweenka, Warfaafinta iyo Kaluumaysiga ayaa warbixin laga dhagaystay taas oo ku saabsan hormar ka uu ku talaabsaday maamulkaasi.Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close