Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Dowlad gobaledka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Jabuuti. Kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nur Gacal, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dawlada gobaleedkas, siyaasiyiin iyo maamulka caasimadda ayaa weftiga Madaxweynaha ka sagootiyey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

Waa markii ugu horeysay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoor qoor uu safar qashaqo u ku tago dalka jabuuti, waxana sidan oo kale marti qaad rasmi ah ku boqday dalkas madxweynaha dawlad gobaleedka Punland Saciid Cabdulahi Deeni.Image may contain: 5 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close