Wararka

Madaxweynaha Jubaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweyey magalada Garowe.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa Galabta gaaray magaalada Garowe ee caasimada Puntand halkaas oo uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullhi Deni.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islam iyo madaxweyne Deni ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan xalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha dorashada dalka lagu wado in ay ka qabsoonta dhamaadka 2020 ka.

Madaxweynayaashaan ayaa ka maqnaa kulankii ugu danbeeyay ee kadhacay Galmudug kaas oo looga hadlay nooca doorasha ee dalka ka dhici doonta balse horaaan ayay ugu gacan seereen qodobadii ka soo baxay shirka dhusa-mareeb3.

 

Image may contain: 3 people, people standing and suitImage may contain: 5 people, people standing, suit and outdoor, text that says "5Y WFB"Image may contain: 6 people, people standing, suit and outdoor

 

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close