Wararka
Saraakiisha Amniga gobolka Bari Puntland oo kulanka ka yeeshay xaalada guud ee gobolkaasi.

Gudiga Amniga Gobalka Bari ayaa Manta Kulan La Qaatay Saraakiisha Iyo Gudoomiyaasha Dagmooyinka Gobalka Bari Kaas Oo Looga Hadlayay Dardargalinta Amaniga Guud Ee Gobalka Bari.
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Sheegay In Saraakiisha Amaanka Gobalka Bari Lgu Abaaal Marin Doono Cidii Ka Soobaxda Shaqada Ay Bulshada U Hayaan Isagoona Ugu Baqay In Cadaalad Loosameeyo Bulshada Sarakiishana Ay Ka Fogadaan Musuqmaasuq,