Wararka

Shaqalaha dowlada oo la fasaxay.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya xukuumada federaalka Soomaaliya  ayaa lagu sheegay in shaqaalaha hay’adaha dowladda heer federaal,iyo heer dowlad goboleed iyo guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay fasax yihiin maalinta khamiista oo taariikhu ku beegantahay 20/August 2020 sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada.

 

Dhamaan hay’adaha dowladda ayaa lagu wargeliyay qoraalkaasi ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close