Wararka

Mali oo gashay Jahawareer Siyasadeed.

Dalka Mali waxaa laga soo sheegayaa in ay ka dhaceen wax lagu sheegay “isku dayo afgambi” kadib markii ciidamada Militariga  dalkaasi ay xabado ku fureen hawada.

Dhawaqa xabadaha ayaa laga maqlay xero militari oo ku taasha Kati taasi oo 15 kilometers ka xigto dhanka Waqooyi  Magalada Bamako.

Kadib ayaa la sheegay in la arkay kolanka ciidanka ah oo kusii jeedo gudaha caasimad dalkaasi maali.

Isla horinta manta jaha wareerka samaysay waa urukii horay af ganbiga ugu sameeyay madaxweynihii dalkaasi Amadou Toumani Toure waxaana ilaa haatan cadeyn Meesha ay ku danbayn karto talada dalkaasi.

Madaxweynaha Mali ee haatan Qal qalka siyaasadeed wajahay Ibrahim Boubacar Keita ayaa la sheegay in la geeyay goob amaankeedu adag yahay.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close