Wararka

Maamulka kgs oo maanta goob fagare ah ku toogtay laba ruux oo lagu eedeyey in ay kufsi ugaysteen ilmo yar.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Beydhabo ku Toogtay Laba Nin loo soo qabtay Fal Kufsi ah oo dhawaan ka dhacay Magaalada Beydhabo.Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhawaan qabtay labada nin oo la sheegay in ay qirteen in ay geysteen Kufsi.

Dhawr dhacdo oo kufsi ah oo lagula kacay wiilal yaryar ayaa laga soo weriyay magaalada Baydhabo dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay, taasoo aad uga caraysiisay dadweynaha ku nool magaaladaasi waxaana la rumeysan yahay inay soo dadajisay toogashada labada nin ee dhalinyarada ah ee maanta la toogtay.

Maamulka kgs oo maanta goob fagare ah ku toogtay laba ruux oo lagu eedeyey in ay kufsi ugaysteen ilmo yar

Maamulka kgs oo maanta goob fagare ah ku toogtay laba ruux oo lagu eedeyey in ay kufsi ugaysteen ilmo yar Adam Ali Ahmed

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 18 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close