Wararka
Wasiir Godax oo siyaartay Qabriga Madaxweyne Siyaad Barre.

Siihayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa cabdullahi Godax barre ayaa maanta Siyaartay qabriga madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre oo ku yalla Magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Sidoo kale wasiirka ayaa Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ka dhagax dhigay Dugsi Sare oo qeyb ka ah baahinta iyo tayeynta adeegyada waxbarasho ee dalka.
Ugu Danbeyn Wasiir Godax ayaa u mahad naqay maamulka iyo shacabka degmada Garbahaarey sida qiimaha badan oo ay u soo dhaweeyeen.