Wararka
Dhimasha iyo dhawac ka dhashay Qaraxii ka dhacay Hotel ku yalla xeebta liido.

Faahfaahinta ka soo baxaysp weerar ku bilawday Qarax ayaa la sheegay in uu kamid yahay dadka qaraxa ku dhintay Agaasimihii xiriirka gobollada ee wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Cabdi.
Sidoo kale waxaa Qaraxa ku dhaawacmay Wasiirka Howlaha Guud Iyo Guryeynta Galmudug Ahmed Washington.
Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir ayaa ka tacsiyadeeyay geerida agaasimhii xiriirka gobolada ee Wasaaradda & dadkii kale ee ku dhintay weerarkii ka dhacay Liido.
Goobta waxaa gaaray ciidamada Amaanka Muqdisho kuwaas oo waddo howgal lagu soo gabagabeynaayo koooxda weerarka gaysatay.
Wixii faah-faahiin ah oo kusoo kordha halkaan nagala soco. Si aad u hesho xog dheeri ah fadlan refresh dheh website ka.