Wararka

Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qodobo dhowr ah.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta hortagay golaha shacabka halkaas oo uu warbixin ka siiyay golaha ka hor inta uusan u safrin magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug oo uu uga qeyb gali doono shirkii loo balansanaa ee dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Madaxweynaya ayaa boogaadin u soo jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka waxaa uuna ugu mahadceliyay sidii ay ugu aqbaleen codsigiisa isagoo kula dar daaray in ay ku dadaalaan sidii ay u dhamaystiri lahaayeen ansixinta sharciyada horyaalla ee u dhiman Golaha shacabka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Golaha shacabka u sheegay in uu dib ugula soo laaban doona waxyaabaha uu kula soo kulma Dhuusa mareeb.

hadal jeedinta Madaxweynaha

Khudbadda Madaxweynaha uu ka jeedinaayo golaha shacabka ee soomaaliya

Posted by TUSMO TV on Saturday, 15 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close