Wararka

Wafdi uu Hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka puntland oo lagu soo dhoweyey magalada Garowe.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ,Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta Garoowe dib ugu laabtay.

Garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka kusoo dhoweeyay, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Ismaaciil Maxamed Warsame, Wasiiro, Xildhibaano, Sarakiil ciidan, maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe iyo saraakiil Ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Wafdi uu Hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka puntland oo lagu soo dhoweyey magalada Garowe

Wafdi uu Hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka puntland oo lagu soo dhoweyey magalada Garowe Yahye Isse Sheikh

Posted by TUSMO TV on Thursday, 13 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close