Wararka

Shirka Wasaaradda maaliyadda iyo wasaaradaha dowlad goboleedyada oo soo gaba gabooway.

Waxaa maanta soo gaba-gaboobay Shirka Wasiirada Wasaaradaha Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlad-goboleedyada Dalka.

Kulanka inii uu socday waxaa ka qayb galay wasiirka wasaaradda maaliyada dalka Dr. Cabdiraxman Ducalle Bayle, dhamaan wasiirada Maaliyadda Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka gobolka Banaadir.

Shirkaan oo laga soo saarayo warmurtiyeed ayaa waxaa looga hadlay qodoba dhowr ah oo ay kamid tahay kor u qaadista daqliga dalka, canshuuraha iyo xoojinta wadashaqaynta Maaliyadda Dalka iyo qaybsiga Deeqaha Dibadda.

Goordhaw ayaan idin soo gubdin doonaa War-murtiyeed ka soo baxa kulankaan ee la socon wacan.Image may contain: 3 people, people sitting, suit and table, text that says 'AIRPORT'Image may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sitting, table and indoor, text that says 'd DECALÉ AIRPORT HOTEL'

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close