Wararka

Madaxweynaha Puntland oo ulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Saaxo.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Saaxo.

Wuxuu Madaxweynuhu warbixin ku saabsan baahiyaha ka jira deegaanka ka dhegaystay Hoggaanka dhaqanka, Waxgaradka iyo haldoorka Bulshada. Dadka deegaanka ayaa ka mahadceliyay Booqashada Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee booqda degmada Saaxo.

Madaxweyne Deni ayaa Bulshada degmada Saaxo uga mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan, wuxuuna la wadaagay xarumaha Dowladdeed ee uu xariga kajaray, kuwa la dhaggax dhigay iyo qorsheyaasha waxqabad ee degmada.Image may contain: 1 person, on stage, standing, beard and textImage may contain: one or more people and indoorImage may contain: 3 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close