Wararka

(Akhriso): 70 dhimasha ah iyo in ka badan 3,500 oo dhawac ah oo laga so sheegaya Beirut.

Faahfaahin dheeraad ah oo isugu jirta, dhimasha, dhawac iyo bur bur hantiyadeed ayaa kasoo baxaayso Qaraxyo is xigay oo gil gilay caasimada Beirut ee dalka Lebanon.

Qaraxyada oo ka dhacay Dekada Magalada caasimada ee Beirut ayaa waxaa ku dhintay ila 70 ruux halka 3,500 oo kale ay ku dhaawac meyn sida laga soo xigtay hay’adda laan qeerta cas.

Madaxweynaha Lebanon  Michel Aoun ayaa shir deg deg ah isugu yeeray golahiisa wasiirada waxaa uuna faray laba asbuuc oo dalkasi lagu soo roga xalad deg deg ah.

Duqa magaalada Beirut oo dhacdadaan ka hadlay ayaa ku tilmaamay qaraxyadaasi in ay lamid ahaayeen Nukliyeeradii lagu dhuftay hiroshima iyo nagasaki walow qubura dhanka walxaha Qarxa ay tilmaamayn in qaraxyadaasi ay sababeen walxaha Maadada kimikaalka ee Nitrate.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close