Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo Gobolka Banadir ka dhisayso Dugsi Sare.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinata Sare Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xassan Iimaan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Siwada jir ah u kormeeray Dugsi Sare oo laga Hergilinayo Dagmada daayniile ee Gobalka Banaadir.

Masuuliyiinta ayaa kormeerka kadib isla gartay halka ku haboon in laga dhisayo dugsiga Sare Taas oo ugu muhiimsaneyd Kormeeekooda ay ku tageen dagmada daayniinle.

Dugsiga Sare ee laga hergilinayo Dagmada daayliine ayaa ahmiyaad gooni u leh horumarinta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.

Wasaaradda waxbarashada iyo maalmulka Gobalka Banaadir ayaa ku howlan balaarinta dugsiyada Gobalka banaadir si sare loogu qaado tayada waxrashada.Image may contain: 5 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, cloud, sky, shoes and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close