Wararka

Kusimaha Wasiirka cadaaladda oo kulan la qatay Shaqaalaha Wasaradda.

Siihayaha xilka Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowlada federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay shaqalaha iyo howlwadenada Wasaarada Caddaaladda.

Kulanka aya waxa loga hadlaye Sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha Wasaaradda iyo sidii hore loogu sii wadi lahaa shaqooyinka hor yaalla Wasaaradda.

Wasaaradda Caddaalada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa waddo dadaallo lagu xoojinaayo sidii ay shacabka Soomaaliyeed u heli lahaayeen cadaalad loo siman yahay.Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close