Wararka

Ku simaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka oo Kormer ku tagay Dekada Muqdisho.

Siihayaha Xilka Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guleed Khadar ayaa maanta Kormeer ku tagay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho waxaa uuna halkaasi kula kulmay Shaqaalaha kala duwan ee ka howlgallo Degada.

Mahdi Mohamed Guleed Khadar ayaa Kormeerka waxaa ku wehlinaayay sii hayayaasha Wasiiradda wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda dowlada federaalka Soomaaliya. Siihayaha ayaana Maamulka Dekeda Muqdishi amar ku siiyay inay laba jibbaaraan shaqooyinka ay qaranka u hayaan.

“Kormeer ay igu weheliyaan sii hayayaasha Wasiiradda wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda ayaa maanta ku tagay Dekadda Muqdisho, waxaan maamulka dekadda faray inay laba jibbaaraan shaqooyinka ay qaranka u hayaan”ayuu Yiri Mahdi Guleed.Image may contain: sky and outdoorImage may contain: 6 people, people standing, shoes and outdoor, text that says "GLDU 570073 ta"Image may contain: 6 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close