Wararka
Wasaarada Caddaalada Konfur Galbeed oo qabatay tababar ku aadan xoojinta Adeega caddaalada.

Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka Dowlad goboleedka Konfur Galbeed ayaa maanta qabatey tababar ku saabsan xoojinta Adeega caddaalada ee ay helaan haweenka konfur galbed Galbed.
Tababarkan oo ay ka faa,ideysteen 30 haween ah ayaa waxaa looga hadlayey doorka haweenka ayku leeyihiin Caddaalada iyo sida wasaarada ay uga goan tahay iney xoojiso in haweenka konfur galbed ay helaan adeeg Caddaaladeed oo ku filan.
Tabarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaarada Caddaalada Konfur Galbed waxaana ka qeyb qaatey hay,adaha maxaliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka howlgala deegaanada konfur galbed Soomaaliya.