Wararka
Arday seegay imtixaanka Shahaadiga maalintii koowaad oo laga soo qaday Barawe.

Ardeyda dugsiyada sare ee Degmada Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgalaya imtixaanka dugsiyada sare ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada, iyagoona maanta diyaarad gaar ah ay kasoo qaadey Magaalada Baraawe.
Ardaydaan ayaa la sheegay in ay imtixaanka Shahaadiga ee fasalada 12-aad ay ku gali doonaan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Imtixaanka oo maanta galay maalinkiisi labaad ayaa ardaydaani laga soo qaaday Magaalada Baraawe waxaa seeday maalinkiisi laaad.