Wararka

Ruushka oo ku gacan seeray Eed ay u soo jeedisay Dowlda Ingiriiska.

Danjiraha dowlada Ruushka u fadhiya dalka Ingiriiska ayaa beeniyay eedo loo jeediyay kuwaas oo lagu tuhmayo in sirdoon kooda uu isku dayay in ay xadaan daraasad la xariirta talaalka coronavirus.

‘’gabi ahanba anigu marumeysni sheekadaan, mana iila muuqato mid macno sameeyneysa’’, danjire Keli ayaa BBC-da sidaasi ku yiiri mar wax laga weydiiyay arrinkaas.

Maalintii qamiista ee lasoo dhaafay, saraakiisha nabadsugida ee Dalka Ingiriiska ayaa waxa ay sheegeen tuugada kombiyuutarada jabsada in ay beegsanayeen xogtta talaalka.

Horaantii toddobaadkaan, wasiirka arrimaha dibada ee dalka Ingiriiska Dominic Raab, ayaa waxa uu sheegay Ruushka in uu dhab ahaantii iskuday inuu soo farageliyo doorashadii Ingiriiska ka dhacday sanadkii 2019-kii, waraaqo uu ku helay si sharcidarro ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close