Wararka

Magaalada Garowe oo lagu wado in aas qaran loogu sameeyo Madaxweynihii hore ee Puntland.

Waxaa magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland lagu wadaa in lagu aaso Madaxweynihii hore ee Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

Magaalada waxaa gaaray wafdi ka socday dowlada federaalka oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Cabdi Xaashi iyo Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka oo ay kamid yihiin madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor,Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan.

Wafuudaan kala duwan ayaa maanta ka qayb gelaya Aaska Qaran ee loo samaynaayo Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close