Wararka

Hay’adda GIZ oo dowlada ku wareejisay Qalab muhiim ah.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda.

GIZ waxaa ay ka mid tahay hay’adaha caalamiga ah ee Iskaashiga wanaagsan la leh Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , iyadoo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadik Warfa uu dhowaan sheegay in diiradda la saarayo sidii lagu horumarin lahaa xirfadaha si loo dhimo shaqo la’aanta ay wajahaan dhallinyarada.

Taageerada Qalabkaan ayaa door ku yaallanaysa dedaallada lagu horumarinayo xirfadaha iyo tababarada.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close