Wararka
Diyaarad ku burburtay Garoonka Baladweyne.

Diyaarad nooceedu yahay Dash 8, Q400 ayaa maanta ku bur burtay garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiran.
Diyaaradaani ayaa waxaa iska leh Shirkad Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Bluebird Aviation.
Ilaa iyo hadda macada Sababta keentay Bur burka Diyaaradaani iyo Qasaaraha saxda ah ee ka dhashay balse shacabka reer Baladweyne ayaa gur mad deg deg ah u fidiyay xili ay muuqatay holaca ka baxaayay aaga ay diyaarada ku bur burtay
.