Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Maanta Soo xiray imtixaanaadka Fasalka 8AAD ee Dugsiga Hoose.

Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshda Marwo Basma Caamir , Agaasimaha Agaasinka waxbarashada Gobalka Banaadir Cabdi Raxmaan Cumar shiiq oo ay wehliyaan Madaxda wasaaradda waxbarashada ayaa maanta Si wada jir ah u soo xiray imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8-aad.

Imtixaanka Fasalka 8-aad oo afratii Maalin ee la soo dhaafay ka Socday Gobalada dalka iyo Gobalka Banaadir ayaa waxa uu ku soo dhammaaday nadaam ay kalsooni ku jirto.

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Maanta Soo xiray imtixaanaadka Fasalka 8AAD ee Dugsiga Hoose.

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Maanta Soo xiray imtixaanaadka Fasalka 8AAD ee Dugsiga Hoose.Cumar Buule

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 14 July 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close