Wararka

Qasaaro ka dhashay dab ka kacay Dhuusa-mareeb.

Magaalada Dhuusa Mareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta ka dhacay dab xoogan oo ka dhashay Booyad Shidaal.

laamaha amaanka ayaa ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay dabkaan waxaa ayna sheegeen in gaariga noociisa uu ahaa kun ramool ama soomaalida u taqaano is jiid waxaa ayna intaasi ku dareen in uu siday 200 oo tan oo shidaal.

Sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Dhuusa-mareeb oo ka hadlay dhacdadaan ayaa dowlada federalka ka codsaday in ay u keento buuyadaha dab damiska oo uu sheegay in ay baahi badan u qabaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close