Wararka
Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo kulan wada-tashi ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Dolow.

Maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Dolow Somaaliya, Taliyaha Xasilinta Gobolka Ayaa Kulan Wadi Tashi, Ah, La Yeeshay, Cuqaasha Nabadoona, Iyo Waxgaradka Ku Nool Degmada Dolow Somaaliya.
Kulanka Oo Saacado Badan Qaatay, Ayaa Dhinaca Kale Looga Hadlay, Sida Odayasha, Dhaqanka, Iyo Nabadoonada, Wada Shaqayn Buuxdo U Dhaxmari Lahayd, Maamulka Gobolka, Mid Degmo, Iyo Ciidamada Amaanka Ee Deegaanka Ka Howl Gala.
Gudoomiyaha Degmada Dolow, Cali Farxaan Farxaan Faarax Mire, Taliyaha Xasilinta Gobolka Gedo Bakaal Kooke, Oo Goobta Ka Hadlay, Ayaa, Sheegay, In Odoyaasha Dhaqanka Iyo Nabadoonada Ay Yihiin Kuwo Dowladnimada Adkayn Karo, Dhankooda Loonga Baahan Yahay, In Ay Garab Istaagaan, Hanaanka Dowladnimo Ee Dalka Ka Jirto.
Qaar Ka Mid Odaayaasha Dhaqanka Degmada Dolow Ayaa Dhankooda Balan Qaaday, In Ay La Imaan Donaan Wadashaqayn Buuxdo Ayna La Shaqeyn Donaan Maamulada Heer Gobol Mid Degmo.
Ugu Danbay, Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimuu Oo Soo Xiray Kulan Ayaa Bogaadiyey, Balan Qaadka Ay Sameyeen Odoyaasha, Dhaqan, Mar Walbana Xafiikiisa Uu U Furan Yahay, Dhamaan Bulshada Gobolka.