Wararka

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay rurrada Bulshada Rayidka ah.

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kulan xog-warran ah la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah. Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno matalayay dhamaan dalladaha Bulshada Rayidka ee dalka.

Intii uu socday kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyay Arrimaha doorashoyinka iyo doorka Bulshada Rayidka ah kuleeyihiin ka qayb galka doorashada lagu wada in ay dalka ka dhacda.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ayaa warbixin dhamaystiran ka siisay Ururrada Bulshada dadaalkii Guddigu u soo maray hirgelinta howlaha doorashooyinka iyo dhamaystirka qorshaha howlgalka geedi socodka doorashada ee loogu gudbi karo hannaanka tartanka axsaabta badan ee dimuqraadiga ah.Image may contain: 12 people, indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close