Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo daah furay mashruuca qiimeynta kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka.

Qiimeyntan waxaa loogu tala galay in lagu qiimeeyo heerka aqoonta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka, sidoo kale waxa ay qeyb ka tahay horumarinta tayada Bahda Garsoorka Dalka.

Qaar ka mid ah Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka oo la hadlay Warbaahinta ayaa soo dhaweeyay imtixaanka laga qaadayo oo lagu ogaanayo heerka uu gaarsiisanyahay aqoontooda.

Xeer Ilaaiyaha Guud ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Horumarinta iyo Qiimeynta lagu sameynayo tayada Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close