Wararka
Sargaal ka tirsanaa Al-shabaab oo Dowlada isku soo dhibay.

Sargaal ka Tirsanaa Al-shabaab ayaa ISku Soo dhiibay Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka shabeelaha hoose.
Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada loo yaqaano {Caato} ayaa al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose.
Taliyaha guutada 16-aad ee danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbahainta dowlada u sheegay in Caato ay soo dhaweeyeen islamarkaasna ay u gudbindoonaan Hay”adaha ku shaqadaleh.
Dowlada fadaralka soomaaliya oo shaacisay in uu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsan dagalamayasha alshabaab Aweys Bashir Abdirahman
Posted by TUSMO TV on Friday, 3 July 2020