Wararka

Shaqaala Ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda Oo Tababar Loogu Qaaday Dalka Dibadiisa.

Lix diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u kicitimay Magaalada Riyaadh, si ay uga qeybgalaan tababar la xiriira qaanuunka diblomaasiyadda iyo qunsuliyadda oo socon doona muddo hal todobaad ah oo uu bixinayo Machadka Amiir Sacuud Alfeysal ee Daraasaadka Diblomaasiyadda.

Tababarkan ayaa ah kii labaad ee noociisa ah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku deeqdo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2012.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close