Wararka

Hay’adaha u xilsaaran dib-ueegista dastuurka danjirayaasha dalalka calamka u jooga Soomaliya.

Hay’adaha u xilsaaran dib-ueegista dastuurka oo kala ah Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa shir ku qabsoomay alladda la iska-arko ee Internetka la yeeshay qaar kamid ah Danjirayaasha dalalka iyo hay’adaha caalamiga u fadhiya Soomaaliya oo kala ah UN, Norway, Sweden, Denmark, UK, Switzerland, EU, Germany, Italy, iyo US.

Shirka intii uu socday ayaa lagu gorfeeyay caqabadaha soo food-saray iyo horumarka laga gaaray howlaha dib-u-eegista dastuurka iyo sii wadidda hayaanka loogu jiro dhameeystirka dastuurka.

Seddexdaan hay’addood ayaa waddo dadaalo ay ku dhamaystirayaan Dastuurka xili dalka ay fooda ku soo hayso doorasha sida la sheegay noqon doonta mid qofkasto uu soo xulanaayo ruxa uu doonaayo.Image may contain: 1 person, laptop and screenImage may contain: 1 person, screenImage may contain: 1 person, sitting, table, screen and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close